rigrigee
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-geeyay, -geysay)Weel rigrigo u yeelid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh rigrigee ↴
rigrigeyn [m.f.dh]
eeg rigrigee.
rigrig [m.l]
Tolmo lagu celceliyo, la adkeeyo. ld rigrigo.
rigrig [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-gay, -gtay)
Weel rigrigo afka kaga tolid.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg