rigrigo
(m.dh)

1. ld rigrig 1. Tolmo isdhaafdhaafsan oo weelka afkiisa lagu sameeyo si dilaaca looga ilaaliyo. 2. Dagaal weyn oo lagu hoobtay.

rigrigo
(Fal Gudbe3 | Verb Transitive3) (-gtay, -gatay)

Weel rigrig ku tolasho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh rigrigo

qarbidix [m.dh]
Tolmada ugu dambeysa ee weel afkiisa lagu sameeyo; rigrigo.

rigrig [m.l]
Tolmo lagu celceliyo, la adkeeyo. ld rigrigo.

rigrig [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-gay, -gtay)
Weel rigrigo afka kaga tolid.

rigrigasho [m.f.dh]
eeg rigrigo².

rigrigee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-geeyay, -geysay)
Weel rigrigo u yeelid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg