riibibax
(m.l)

Qaxidda laga qaxo meelaha riibigu ka kaco.

riibibax
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-xay, -xday)

Meel riibi leh ka qaxid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh riibibax

riibibixid [m.f.dh]
eeg riibibax².

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg