riiji
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)1. Wax liiliijin ama gilgilid. 2. Nafley nafaqo siin.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh riiji ↴
barriiji [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
1. Wax xawli ku ordaya si kedis ah u hakin ama u weecin. 2. Ku b.: wax jilicsan ballaarin.
barriijin [m.f.dh]
eeg barriiji. ld barriijis.
barriijis [m.dh]
ld barriijin.
riijin [m.f.dh]
eeg riiji.
sarriiji [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
1. Wax sharafta iyo haybadda ku xun qof ku qasbid. 2. Wax dhogorta ka murxin.
sarriijin [m.f.dh]
eeg sarriiji.
xarriijin [m.dh]
ld xarriiq¹.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg