riiqan
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-qmay, -qantay; -qmi)1. Wax riiqmay noqosho (badar, dhuxul iwm). 2. Neef xoolaad wax caato la socon waayey noqosho.
riiqan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-qnaa, -qnayd)Wax la riiqay ahaansho (badar, dhuxul iwm).
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh riiqan ↴
anqaas [m.dh]
Hoore madow oo ka samaysan dhuxul, xabag, caano ama biyo isku riiqan oo ardada dugsiga quraanka wax ku qortaan. ld inqaas.
riiqmid [m.f.dh]
eeg riiqan¹.
riiqnaan [m.f.dh]
eeg riiqan². ld riiqnaansho.
tarriiqan [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-qmay, -qantay; -qmi)
Wax la jeexay noqosho.
tarriiqan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-qnaa, -qnayd)
Wax la jeexay ahaansho.
xarriiqan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-qnaa, -qnayd)
Wax la xarriqay ahaansho.
riiq [m.l] (-qyo, m.dh)
1. Iligga intiisa cirridka ku dhex-jirta. 2. Birta faaska inteeda dhuuban ee daabka la dhex-geliyo.
riiq [m.dh]
Adkeysiga loo yeesho orodka muddo dheer. ld riir².
riiq [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-qay, -qday)
1. Badar cajiimid. 2. Dhuxul budlin si khad looga dhigo.