riiqid
(m.f.dh)eeg riiq³.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh riiqid ↴
farriiqid [m.f.dh]
eeg farriiq².
tarriiqid [m.f.dh]
eeg tarriq².
xarriiqid [m.f.dh]
eeg xarriiq².
riiq [m.l] (-qyo, m.dh)
1. Iligga intiisa cirridka ku dhex-jirta. 2. Birta faaska inteeda dhuuban ee daabka la dhex-geliyo.
riiq [m.dh]
Adkeysiga loo yeesho orodka muddo dheer. ld riir².
riiq [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-qay, -qday)
1. Badar cajiimid. 2. Dhuxul budlin si khad looga dhigo.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg