riiran
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-rnaa, -rnayd)

Weel, maro iwm wax la riiray ahaansho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh riiran

dariiran [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-rnaa, -rnayd)
Laf, wax la dariiray ahaansho.

riirnaan [m.f.dh]
eeg riiran. ld riirnaansho.

riir [m.l]
1. Googo'laga jaro weel, maro si afkeedu u sinnaado. 2. Cayil ay keento dhalid la'aantu.

riir [m.dh]
ld riiq².

riir [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ray, -rtay)
Weel, maro iwm afkooda wax ka jarjarid si uu u sinnaado.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg