riixgubid
(m.f.dh)

eeg riixgub². ld riixguub¹.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh riixgubid

riixgub [m.l]
Calaamad dab ah oo ka muuqata jirka qof ama neef xoolaad oo laga gubay cudurka riixa. ld riixgubid.

riixgub [m.l]
Calaamad dab ah oo ka muuqata jirka qof ama neef xoolaad oo laga gubay cudurka riixa. ld riixgubid.

riixgub [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-bay, -btay)
Qof ama neef xoolaad cudurka riixa ka gubid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg