riixo
(Fal Gudbe3 | Verb Transitive3) (-xday, -xatay)1. Qof dhan wax u iidasho. 2. Wax dilindilleysasho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh riixo ↴
qardhabo [m.dh] (-ooyin, m.l)
1. Qalab yar oo bir ah oo ka kooban laba af oo is qabsata marka la isku riixo oo timaha iwm lagu sii-siibo. 2. Nooc ka mid ah kelbadaha. 3.Manqas.
riishad [m.dh] (-do, m.l)
Bir yar, qoolaaban oo buntuqa xaggiisa hoose ku samaysan oo dib farta loogu riixo marka buntuqa xabbad laga ridayo.
riixasho [m.f.dh]
eeg riixo.
sheellare [m.l] (-rayaal, m.l/dh)
Bir xalleefsan, shukaanta halkeeda hoose ku taal oo marka cagta lagu riixo uu kordho xawliga wareegga matoorku.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg