rin
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-imay, -intay; -imi)Nafley dheddig rimmay qaadid.
liin-beydarin*
Liin Beydariin (Af Ingiriis : Citrus unshiu, sidoo kale: Naartjie) waa nooc ka mid ah liinta taasi oon lahayn wax siidh ah ama lafo ah. Liin beydariintu waxay kaga duwan tahay liin macaanta way ka yar tahay mar ahaan, sidoo kale qolofta ama dahaarka sare ee liin beydariintu waa mid si fudud looga qaadi karo marka la rabo in la cuno, sidoo kale waxay leedahay dhanaan ka badan liin macaanta, taasi ka yar liin dhanaanta. Si la mid ah liin macaanta ayaa liin beydariintu waxay leedahay midab oranji mararka qaar casaan xiga mararka qaarna aad huruud u ah. Sidoo kale liin beydariintu waxay leedahay hilib aad u dhadhan macaan oo jilicsan. Marka bahda liinta laga hadlayo waxaa aad iskugu dhow liin macaanta iyo liin beydariinta sababtoo ah waxay leeyihiin midab aad iskugu eg, dhadhan aan kala fogayn iyo bixitaanka geedaha oo aad iskugu qaab dhow. Si kastaba ha ahaatee, geedka liin beydariintu wuxuu ka soo jeedaa wadanka Shiinaha asal ahaan, halkaasi oo lagu beeran jiray mudo dhowr kun oo sano ah. Liin beydariintu waxay dunida inteeda kale soo gaadhay qarnigii 18aad wixii ka dambeeyay, goortaasi oo gumeystihii reer Yurub ee qabsaday wadanada koonfurbari Aasiya soo gaadhsiiyay Afrika, Yurub iyo labada Ameeriko. In kastoo maanta laga beero wadamo badan oo caalamka ah, wadanka Shiinaha ayaa lambar kow ah soo saarida iyo dhoofinta liin beydariinta caalamka.
* = Waxaa kudaray Akhristayaasha.
Karinlle*
Ninka naagta furay ee aanan wali guursan Eray kasoo hor jeeda Garoob
* = Waxaa kudaray Akhristayaasha.
Heydaarin*
Caay ama aflagaado
* = Waxaa kudaray Akhristayaasha.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh rin ↴
daabac [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-cay, -cday; -bici)
1. Xarar ku qurxin dhar iyadoo la adeegsanayo dun midabyo leh ama rinjii. 2. Qoraallo madbacadayn.
uburin [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg uburi. ld aburin. uburi, aburin
xaadirin [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg xaadiri. ld xaadiiris. xaadiri, xaadiiris
jaahwareerin [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg jaahwareeri. ld jahawareerin. jaahwareeri, jahawareerin
jaanguurin [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg jaanguuri. ld jaanguuris.
jaarrin [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg jaarri².
laarrinnimo [m.dh]
Laarri ahaansho.
maandoorin [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg maandoori.
nabaadguurin [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg nabaadguuri. ld nabaadguuris.
okorin [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg okori.
r [m.dh]
(ra') Xarafka toban iyo toddobaad ee
xuruufta af soomaaliga, waana shibbane.