rinjile
(m.l) (-layaal, m.l/dh)Qof wax rinjiyeynta yaqaan. ld ranjile, ranjiye, rinjiye.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh rinjile ↴
ranjile [m.l]
ld rinjile.
ranjiye [m.l]
ld rinjile.
rinjiye [m.l]
ld rinjile.
rinji [m.l] (-iyo, m.dh)
Midab; liin; asal; dheeh. ld ranji¹.
rinji [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-iyay, -iday, -iyi)
Dhoob hal midab ama ka badan ka kooban oo qalabka la adeegsado dusha laga mariyo si loogu qurxiyo ama mirirka looga ilaaliyo. ld ranji², ranjiyee, rinjiyee.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg