rinjiye
(m.l)ld rinjile.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh rinjiye ↴
rinji [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-iyay, -iday, -iyi)
Dhoob hal midab ama ka badan ka kooban oo qalabka la adeegsado dusha laga mariyo si loogu qurxiyo ama mirirka looga ilaaliyo. ld ranji², ranjiyee, rinjiyee.
rinjile [m.l] (-layaal, m.l/dh)
Qof wax rinjiyeynta yaqaan. ld ranjile, ranjiye, rinjiye.
rinjiyee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-yeeyay, -yeysay)
ld rinji².
rinji [m.l] (-iyo, m.dh)
Midab; liin; asal; dheeh. ld ranji¹.
rinji [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-iyay, -iday, -iyi)
Dhoob hal midab ama ka badan ka kooban oo qalabka la adeegsado dusha laga mariyo si loogu qurxiyo ama mirirka looga ilaaliyo. ld ranji², ranjiyee, rinjiyee.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg