rinjiyee
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-yeeyay, -yeysay)ld rinji².
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh rinjiyee ↴
rinji [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-iyay, -iday, -iyi)
Dhoob hal midab ama ka badan ka kooban oo qalabka la adeegsado dusha laga mariyo si loogu qurxiyo ama mirirka looga ilaaliyo. ld ranji², ranjiyee, rinjiyee.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg