ris
(m.l)Caws gaaggaaban oo iduhu aad u jecel yihiin oo ka baxa meelaha biyo qabatinka leh.
ris
(m.dh)Geed laamo dhaadheer, dhuu-dhuuban oo guryaha carshaanta ah lagu dhisto.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh ris ↴
saabbuunmaris [m.l]
Saabbuunta noocyada dharka lagu dhaqo.
xaadiris [m.l]
ld xaadirin. xaadirin
baadiqaris [m.dh]
Dad baadida soo gasha haysta oo aan sheegin.
jaanguuris [m.l]
ld jaanguurin.
nabaadguuris [m.l]
ld nabaadguurin.
qaaris [m.dh]
ld qaarid.
qaarris [m.l]
ld qaarrin.
uris [m.l]
Cudur carruurta ka ballaariya madaxa.
uriso [m.dh]
Wax loo akhriyo in laysku nacsiiyo laba qof oo israbta ama is jecel.
ururis [m.l]
ld aruurin, ururin.
r [m.dh]
(ra') Xarafka toban iyo toddobaad ee
xuruufta af soomaaliga, waana shibbane.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg