risaas
(m.dh)

ld rasaas.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh risaas

rasaas [m.dh]
1. Xabbad. 2. Macdan ka samaysan naxaas iyo maar. ld risaas.

rasaasayn [m.f.dh]
eeg rasaasee. ld risaasayn.

rasaasee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-seeyay, -saysay)
Wax xab-bad ku ridid. ld risaasee.

risaasayn [m.dh]
ld rasaasayn.

risaasee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-seeyay, -saysay)
ld rasaasee.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg