risqi
(m.l)

1. Quudka dadku ku noolaan karo. 2. Saamiga qof nolosha ku leeyahay. ld risiq.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh risqi

risiq [m.l]
ld risqi.

ris [m.l]
Caws gaaggaaban oo iduhu aad u jecel yihiin oo ka baxa meelaha biyo qabatinka leh.

ris [m.dh]
Geed laamo dhaadheer, dhuu-dhuuban oo guryaha carshaanta ah lagu dhisto.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg