rorogso
(Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3) (-saday, -satay)

ld roogso.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh rorogso

roogso [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-saday, -satay)
1. Qof fadhiyey istaagid. 2. Qof socda joogsasho. ld rorogso.

rorog [m.l]
Istaag. ld rogrogid.

rorog [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-rgay, -rogtay; -rgi)
Taagnaan ku sugan.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg