rudh
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-udhay, -uddhay)

ld rud.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh rudh

horudhalow [m.l] (-wyo, m.dh)
Fool beenaad xoolaha qabata oo calaamadihii foosha leh.

horudhigid [m.dh]
Saacad iwm hore gayn.

rud [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-day, -dday)
Nafley hal mar ilkaha cunto ku goosasho. ld rudh.

rudan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-dnaa, -dnayd)
Cunno wax la ruday ahaansho. ld rudhan.

rudhan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-dhnaa, -dhnayd)
ld rudan.

rudhid [m.dh]
ld rudid.

rudhis [m.dh]
ld rudid.

rudhmo [m.dh] (-ooyin, m.l)
ld rudmo.

rudhnaan [m.dh]
ld rudnaan.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg