saddex-madaxle
(m.l) (-layaal, m.l/dh)

(c.nafl.) Muruq saddex madax leh, gaar ahaan saddexsuullaha cududda oo ku yaal cududda xaggeeda dambe wuxuuna fidiyaa dhudhunka.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh saddex-madaxle

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg