sagxad
(m.dh) (-do, m.l)1. Meel fidsan oo aan godnayn. 2. ld sadax.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh sagxad ↴
sactar [m.l]
1. Geed yar, udgoon oo ubaxiisa wax lagu daaweeyo, cuntadana lagu darsado. 2. Sagxad weyn oo alaabta culus maraakiibta looga soo qaado ama loogu geeyo oo matoor jiido.
sadax [m.l]
1. Wax docdooda fidsantahay oo kore. 2. ld sagxad. Baabuur, markab iwm meesha sare ee alaabta la dhigo.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg