sahami
(Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2) (-iyay, -isay)Sahan aadid. ld sahmi².
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh sahami ↴
cabbir-dhuleed [m.l]
(juqr.) Sayniska cabbiraadda qaabka iyo xajmiga dhulka oo ay ku jiraan miisaankiisa, cufnaantiisa iwm, iyo isla markaas sahaminta qaybaha waaweyn ee dhulka dushiisa ah si loo garawsado xoodnaanta dhulka.
saddex-xagalley [m.l]
(xis.) Dariiqo sahamin ah oo la dhisayo shabaq saddex-xagallo ah, oo suurto geliya in lagu sawiro khariidad toobograafiyeed qiyaas weyn leh.
sahamin [m.f.dh]
eeg sahami. ld sahamis, sahmin, sahmis.
sahamis [m.l]
ld sahamin.
sahamiye [m.l] (-yayaal, m.l/dh)
Qof meel loo diro si uu u soo arko oo uga war keeno.
sahmi [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-iyay, -isay)
ld sahami².
sahmin [m.dh]
ld sahamin.
sahmis [m.l]
ld sahamin.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg