sahlo
(Fal Gudbe3 | Verb Transitive3) (-laday, -latay)Wax, wax dhib yar ka dhigasho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh sahlo ↴
istikhaaro [m.dh]
Salaad sunno ah, soon iyo ducooyin loo sameeyo muraad adkaaday in Eebbe sahlo.
sahlasho [m.f.dh]
eeg sahlo.
sah [m.l] (-ho, m.dh)
Hadba xaalka markaas lagu sugan yahay.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg