sakati
(m.dh)

Cabsi yar shaki.

sakati
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-iyay, -iday; -iyi)

Si yar u nixid; naxdin yar iyo shaki dareemid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh sakati

sakatin [m.dh]
ld sakatiyid.

sakatisan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
Wax naxsan ahaansho (qof).

sakatisanaan [m.f.dh]
eeg sakatisan. ld saka-tisanaansho.

sakatisanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld sakatisanaan.

sakatiyid [m.f.dh]
eeg sakati². ld sakatin.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg