sakiin
(m.dh) (-no, m.l)Bir yar oo xalleefsan labada dhinacna af ku leh oo timaha lagu xiiro. ld sikiin.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh sakiin ↴
makiinad [m.dh] (-do, m.l)
1. Mashiin. 2. Sakiin.
sakiino [m.dh]
Nooc ka mid ah siyaabaha turubka loo ciyaaro.
sikiin [m.dh]
ld sakiin.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg