salaaf
(m.dh)

Dabeecad fudayd ku jiro oo badanaa keenta in la sameeyo falal aan laga fiirsan.

salaaf
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-fay, -ftay)

Neef xoolaad liidasho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh salaaf

bayr [m.dh]
Iin maanka iyo muruqyada nafleyda ku dhaca oo keenta in laga dido ama laga boodo wax aan la hubsan; salaaf; biinan.

salaafid [m.f.dh]
eeg salaaf².

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg