saldanad
(m.dh) (-do, m.dh)

ld saldano.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh saldanad

saldano [m.dh]
1. Awood xukun. 2. Boqor-tooyo. ld saldanad.

suldanad [m.dh]
(siyaa.) Meel uu xukumo, ama xukumi jirey suldaan. Waxaa aad looga isticmalaa dhulka Islaamka. ld saldanad.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg