salgaarid
(m.f.dh)

eeg salgaar.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh salgaarid

bogo [Fal Gudbe/Magudbe3 | Verb Transitive/Intransitive3] (-gtay, -gatay)
1.(f.g) Cunto, cabid iwm ka dhergid. 2. Ka b.: arrin, hawl iwm ka baaraandegid; ka salgaarid.

gungaar [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-ray, -rtay)
Ka g.: wax ka jibakeenid; ka salgaarid.

salgaar [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-ray, -rtay)
Ka s.: arrin iwm xaqiiqdeeda ka jiba gaarid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg