salgan
(m.l)

Dhaqdhaqaaq badan oo aan loo baahnayn oo nafleydu samayso.

salgan
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-amay, -antay; -ami)

Dhaqdhaqaaq badan oo aan loo baahnayn samayn (nafley).

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh salgan

salgamid [m.f.dh]
eeg salgan².

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg