saliib
(m.l)

Istillaab kirishtaanka summad u ah.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh saliib

saliibiyiin [Magac Dheddig Urur | Noun Feminine Collective]
Ciidamadii masiixiga ahaa oo soo weerarey baytulmaqdis, Suuriya iyo meelo Falastiin ka mid ah, qarnigii kow iyo tobnaad ilaa qarnigii saddex iyo tobnaad.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg