saliidee
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-deeyay, -deysay)1. Wax saliid ku darid. 2. Wax saliid marin.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh saliidee ↴
saliideyn [m.f.dh]
eeg saliidee. ld saliideys.
saliid [m.dh]
1. Hoore dufan ah oo miraha dhirta qaarkeed laga miiro raashinkana lagu iidaanto. 2. Hoore layiig ah, isku qasan oo idarokarbuuri ah oo ka dhasha isbedello, ka yimid haraayo orgaaniko ah oo tiro badan, dhulka hoostiisa muddo dheer ku biirsamay oo marka la sifeeyo loo isticmaalo iftiinsasho iyo shidaal. ld seriir.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg