salladid
(m.f.dh)eeg sallad³. ld sallidid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh salladid ↴
sallad [Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate]
S. ah: qof dhibaatadiisu joogto tahay.
sallad [m.dh] (-do, m.l)
1. Ul dhumuc weyn oo warmaha lagula dagaallamo. 2. ld selled. Dambiil yar.
sallad [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-day, -dday)
Ku s.: cid wax dhiba ku dirid. ld sallid³.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg