saloogan
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-gmay, -gantay; -gmi)Xarig iwm wax isku marmay noqosho. 2. Nafley caato noqosho.
saloogan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-gnaa, -gnayd)Xarig iwm wax la soohay ahaansho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh saloogan ↴
saloogmid [m.f.dh]
eeg saloogan¹.
saloognaan [m.f.dh]
eeg saloogan². ld saloog-naansho.
saloog [m.l]
1. Wax dheer oo taagan. 2. Geed dheer oo aan laamo iyo caleen midna lahayn. 3. ld saloogid.
saloog [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-gay, -gtay)
Xarig iwm isku soohid.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg