saloolad
(m.l)ld saloolasho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh saloolad ↴
joolaalad [m.l] (-dyo, m.dh)
ld saloolad.
saloolasho [m.f.dh]
eeg saloolo. ld saloolad.
salool [m.l]
1. Hilib odkac ah oo subaggii laga miiray. 2. Badar, raran kulul ama dufan lagu dubay.
salool [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-oolay, -ooshay)
Hilib salool ka dhigid.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg