salxanyo
(m.l)

ld salxo.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh salxanyo

hiir [m.dh]
1. Arooryo hore. 2. Salxanyo dhaadheer. ld hiiro.

salxo [m.l]
Wejiga korkiisa, labada meelood oo kor u jiidan oo aan timaha lahayn ee foodda labadeeda dhinac ku taal. ld salxanyo.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg