salxo
(m.l)Wejiga korkiisa, labada meelood oo kor u jiidan oo aan timaha lahayn ee foodda labadeeda dhinac ku taal. ld salxanyo.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh salxo ↴
salxanyo [m.l]
ld salxo.
sal [m.l] (-lal, m.l)
1. Jirrid, gun. 2. Marka la fadhiyo meesha dhulka la dhigo, bari.
sal [m.l] (-lal, m.l)
1. (nax.) Qaybta ereyga ee aan laga sii yarayn karin, kaddib marka laga gooyo dibkabayaasha, dhammaadyada iwm waa qaybta xambaaarsan micnaha aasaasiga ah ee ereyga (tus.: cun, fur, bar). 2. (xis.) Dhinaca hoose ee shaxan sallax ah ama wejiga hoose ee shaxan adke ah.
sal [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-alay, -ashay)
1. Hilib saafid. 2. Biyo ku oon beelid. ld sol.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg