samaan
(m.l)ld sabaan.
samaan
(m.f.dh)eeg san². ld samaansho, sami, samo¹.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh samaan ↴
caadaqaate [m.l] (-tayaal, m.l/dh)
1. Qof samaanyaha qaata. 2. Qof hunguri xun.
qaabsamaan [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg qaabsan¹. ld qaabsamaansho, qaabsami (2).
qaabsamaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld qaabsamaan.
sabaan [m.l] (-nno, m.dh)
Waqti; waa; jeer. ld samaan¹.
uursamaan [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg uursan. ld uursa-maansho.
uursamaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld uursamaan.
aayatiin [m.l] (-nno, m.dh)
Xaalad xumaan ama samaan leh oo ay cidi ku dambeyso; ciribdambeed. ld aayo¹.
caloolsamaan [m.f.dh]
caloolsan. ld caloolsami.
camalsamaan [m.f.dh]
eeg camalsan. ld camalsamaansho, camalsami.
camalsamaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
eeg camalsamow. ld camalsamaan.