samboorid
(m.f.dh)

eeg samboor³.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh samboorid ↴

samboor [m.l]
Cudur sanka dadka ku dhaca oo hindhiso badan, san cuncun iyo dhibaa-tooyin kaleba keena.

samboor [m.l]
(daaw.) Kahsi ka yimaada budada ubaxa geedaha oo keena halaamacoodka sanka dhexdiisa iyo mararka qaarkood indhaha. Astaan: hindhiso badan.

samboor [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-ray, -rtay)
Samboor qaadid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg