sami
(m.dh)ld samaan.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh sami ↴
daacad [m.dh]
Qof niyad samida ama mukhlisnimada uu muujinayo ay ka dhabtahay.
edebsami [m.dh]
Anshax ama asluub wanaagsan oo cidi ku sifowdo. ld edebsamo. edebsamo
laabsami [m.dh]
Caloolsami, niyedsami.
qaabsami [m.dh]
Xeelashada qaab wanagsan wax yeeshaan. ld qaabsamaan, qaabsamo.
raaracsamid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg raaracsan¹. ld raa-racmid.
sabar [m.l] (-rro, m.dh)
1. Dulqaad. 2. (-rro, m.dh) Jirka dadka, qaarka sare iyo qaarka dambe inta u dhexeysa; moxog. 3.(-rro, m.dh) Buur salkeed. ld sabbur¹, sabir (2), samir¹.
sabar [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-bray, -bartay; -bri)
1. Wax u dulqaadasho. 2. Ka s.: wax ka quusasho. ld sabbur², samar², samir².
tacsi [m.dh]
1. Hadallo qof laga dhintay loo jeediyo oo lagu samirsiiyo. 2. Lacag loo geeyo qof laga dhintay. 3. Murugo dhawr maalmood loo hayo qof dhintay.
tacsiyee [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-yeeyay, -yeysay)
U t.: cid laga dhintay hadallo samirsiin ah u jeedin.
urursamid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
ld ururid.