sammi
(m.l) (-iyo, m.dh)

Qof, qof kale ay isku magac yihiin.

sammi
(m.l) (-iyo, m.dh)

(nax.) Labo erey oo isku micno leh. Tus. “irrid” iyo “illin”.

sammi
(Fal Gudbe1/2 | Verb Transitive1/2) (-iyay, -iday/ -isay; -iyi)

Ku s.: qof, qof kale ugu magac darid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh sammi

safan [m.dh]
(c.nafl.) Nafley badda ku jirta oo jirkeedu ka koobanyahay labo baal oo balballaaran madax yar iyo dabo sida xarigga u dhuuban oo qodxo ku tagtaaganyihiin, waxayna u egtahay sammiir yar.

sammin [m.dh]
ld sammiyid.

sammiyid [m.f.dh]
eeg sammi³. ld sammin.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg