sanaag
(m.l) (-gyo, m.dh)Dhul buuraley ah.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh sanaag ↴
duud [m.dh]
Buuro xiriira, sanaag.
gumburi [m.l]
Dameer dibadeed ku nool gobollada Nugaal iyo Sanaag.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg