sanan
(m.l)

Waxyaabo aan cilmi ku dhisnayn oo badanaa la rumaysto lagana baqdo. ld senen.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh sanan

khuraafaad [Magac Lab Urur | Noun Masculine Collective]
Waxyaabo aan jirin oo la rumaysto; sanan.

meecaadsanansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld meecaadsanaan.

senen [m.l]
ld sanan.

san [m.l] (-nan, m.l)
1. Xubin wejiga ku taal oo afka iyo indhaha u dhexeysa oo laba dalool leh oo laga neefsado waxna lagu uriyo. 2. Meel ka soo fiiqan qararka iyo buuraha oo san u eg. 3. Daliig yar oo harag ah oo hargaha kale layskula tolo.

san [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-amaa, -amayd)
Wax dhibaato, xanuun iwm aan qabin ahaansho.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg