sandal
(m.l)1. Geed dheer oo ka baxa Aasiya, Ostaraaliya iyo jasiiradaha Badweynta Deggan oo udgoon, waxaana laga sameeyaa santuukhyada qoraalka lagu xardho, ulaha babbisyada iyo saqafaha. 2. Dhir udgoon iyo saliid la isku qooshey oo raggu oogada marsado.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh sandal ↴
degadduub [m.l]
Suuman yaryar oo kabaha sandalka ah lagu qurxiyo.
sandaleele [m.l]
Qof hoodaddo sameeya. ld sandameeme.
sandaleelee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-leeyay, -leysay)
Qof hoodaddeyn.
sandaleeleyn [m.f.dh]
eeg sandaleelee.
sandameeme [m.l]
ld sandaleele.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg