sandullee
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-leeyay, -leysay)

Cid qasbid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh sandullee

jajuub [m.l]
Qasbidda qof wax uusan raali ka ahayn lagu sandulleeyo. ld jujuub¹.

sandulleyn [m.f.dh]
eeg sandullee. ld sandulleys.

sandulleysan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-snaa, -snayd)
Nafley wax la sandulleeyey ahaansho.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg