sannif
(m.l)1. Gabay iwm oo la curiyo. 2. Dhaawac yar oo aan haragga dhaaf-sanayn. ld sannifaad.
sannif
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-fay, -ftay)1. Wax hor leh hindisid. 2. Dhaawac aan haragga dhaafsanayn cid gaarsiin. 3. Cid sabab la'aan ugu xanaaqid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh sannif ↴
musannif [m.l] (-fiin/-fyo, m.dh)
Qof wax curiya.
musannifnimo [m.dh]
Musannif ahaansho.
sannifaad [m.dh]
1. Curinta wax la curiyo. 2. Xanaaqidda sabab la'aan wax loo xa-naaqo. 3. Dhaawac yar oo xabbad, waran, iwm jirka nafleyda gaarsiiyaan. 4. ld sannif¹.
sannifan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-fnaa, -fnayd)
Wax la sannifay ahaansho.
sannifasho [m.f.dh]
eeg sannifo.
sannifid [m.f.dh]
eeg sannif².
sannifnaan [m.f.dh]
eeg sannifan. ld sannif-naansho.
sannifnansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld sannifnaan.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg