sannifan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-fnaa, -fnayd)Wax la sannifay ahaansho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh sannifan ↴
sannifnaan [m.f.dh]
eeg sannifan. ld sannif-naansho.
sannif [m.l]
1. Gabay iwm oo la curiyo. 2. Dhaawac yar oo aan haragga dhaaf-sanayn. ld sannifaad.
sannif [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-fay, -ftay)
1. Wax hor leh hindisid. 2. Dhaawac aan haragga dhaafsanayn cid gaarsiin. 3. Cid sabab la'aan ugu xanaaqid.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg