sannifid
(m.f.dh)eeg sannif².
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh sannifid ↴
sannif [m.l]
1. Gabay iwm oo la curiyo. 2. Dhaawac yar oo aan haragga dhaaf-sanayn. ld sannifaad.
sannif [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-fay, -ftay)
1. Wax hor leh hindisid. 2. Dhaawac aan haragga dhaafsanayn cid gaarsiin. 3. Cid sabab la'aan ugu xanaaqid.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg