santuur
(m.l)Qori marka hashu ilmaha diiddo sanka looga xiro oo mayrax lagula duubo.
santuur
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-ray, -rtay)Hal ilmo diiddey sanka qori uga xirid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh santuur ↴
saneeg [m.l] (-gyo, m.dh)
Kolmo ka lalmada sanka geela oo ka dhasha santuur lagu sameeyey.
santuuran [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-rnaa, -rnayd)
Hal wax la santuuray ahaansho.
santuurnaan [m.f.dh]
eeg santuuran. ld santuurnaansho.
santuurnaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld santuurnaan.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg