sanuunid
(m.f.dh)

eeg sanuun².

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh sanuunid

sanuun [m.dh] (-nyo, m.dh)
1. Sunbaax ama urta ka soo baxda hilib la shiilayo ama la dubayo. 2. Saac-xumo dhacda oo wax kasta khayrka ka qaadda.

sanuun [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-nay, -ntay)
Hilib la shiilayo ama la solay sunbaaxid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg