saq
(m.dh)

1. Hurdo dheer. 2. Habeen bar.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh saq

qaansaqumiye [m.l] (-yayaal, m.l/dh)
Qalab qaansada lagu xiro si ay u yeelato qaabka la rabo.

saanqaaf [m.l] (-fyo, m.dh)
Dedka sare ee aqalka. ld saqaf.

alleyl [m.l]
Habeen bar, saqdhexe.

baqtijiid [m.l]
Qof saqajaan ah oo aan waxba ka xishoon. ld bakhtijiid¹.

baysaqasho [m.f.dh]
eeg baysaqo.

baysaqo [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-qday, -qatay)
Durduro iyo bardoodan sameyn (geel).

dhabayoco [Magac Dheddig Khabar | Noun Faminine Predicate]
Dh. ah: qof saqajaan ah.

dhuusaquraar [m.l]
Qof da'yar, fudud oo faduul badan.

fasaq [m.l]
ld fasakhid.

fasaq [Fal Gudbe/Magudbe1 | Verb Transitive/Intransitive1] (-qday, -qatay)
ld fasakh².

s [m.dh]
(sa') Xarafka siddeed iyo tobnaad ee alifka soomaaliga, waana shibbane.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg