saqaaf
(m.l)ld saqaafe.
saqaaf
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-fay, -ftay)Macne la'aan socosho. ld saqaafee.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh saqaaf ↴
saqaafe [m.l]
Socod warwareeg ah oo lagu qaraabto. ld saqaaf¹.
saqaafee [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-feeyay, -feysay)
ld saqaaf².
saqaafeyn [m.dh]
ld saqaafid.
saqaafid [m.f.dh]
eeg saqaaf². ld saqaafeyn.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg